(Daawo Sawirro) Danjire Olgan Bekar oo booqday Xabsiga dhexe ee Xamar, lana gudoonsiiyey..

Safiirka dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya danjire Olgan Bekar ayaa booqday Xabsiga dhexe ee Xamar oo ay ku jiraan Maxaabiis kala duwan Danjiraha oo uu la socday Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Bashiir Maxamed Jaamac Goobe ayaa booqday Warshadaha Farsamada Gacanta ee Xirfadda loogu abuuray Maxaabiista Soomaaliyeed. Meelaha sida gaar ah  uu u soo indha-indheeyey … Continue reading (Daawo Sawirro) Danjire Olgan Bekar oo booqday Xabsiga dhexe ee Xamar, lana gudoonsiiyey..